Taageero Waxbarasho, Aqoon-korodhsi iyo Adeegyo Kale

i) Carruurta cusub ama ardayda caawimo dheerad ah oo waxbarasho u baahan:

  • Taageero xagga casharrada carruurta loo dhigo, laylisyo, shaqo-guri iwm ah
  • Dhammaan heerarka kala duwan ee manhajka waxbarashada dugsiyada hoose, dhexe iyo sare sida KS1, KS2, KS3, KS4, KS5, GCSEs, AS-Level, A-Level...
  • Ardayda da’doodu u dhaxeyso 6-16 jir, 17-18+ ama ku jira sannad dugsiyeedkii 1aad - 11aad iyo 12aad - 13aad

    ii) Ardayda kulliyadaha, jaamacadaha iyo dadka waaweyn:

  • Caawimo xagga maddooyinka kala geddisan ee waxbarashada durugsan ama sare ee laga barto kulliyadaha, jaamacadaha ama xarumaha ardayda/dadka waaweyn ee aqoon-korodhsiga sida goleyaal bulsho, xarumo olole, meelo gaar ah iwm

    Maaddooyinka Lagaa Caawin Karo:

  • Xisaab, Saynis, Ingiriisi, ICT
  • Shaqo-guri, mashruuc, tijaabo, cilmi-baadhis, warbixin iwm
  • Qalabka farsamooyinka casriga ah iyo isticmaalkooda sida kombuyuurka, IT, Internet-ka, cilmiga miyuusigga...
  • Taageero xagga afafka, suugaanta iwm
  • Tabarruc Qur’aan bilaash ah (Cajalado, maqal iwm)
  • Talo ama tusaale xagga barashada sanco, farsamo-gacmeed, farshaxan ama mawduucyo kale oo muhiim ah

    ... Taageerooyin iyo adeegyo kale oo tiro badan.

    Faah-faahin dheeraad ah? Fadlan, halkan igala soo xidhiidh.
    Mr JAMA: e-mail: jamsah@supanet.com ama Tel: 0753 9595918.


    Su'aalo, talo, tusaale ama dhibaato kale? Fadlan, farriin ii soo dir.


    e-mail: jamsah@supanet.com | About Me | Ogeysiis | Tel: 0753 9595918
    © 2005-2008 Computer SAS |
    Problem with this website? Please, let me know | Website maintained by: Mr JAMA
    Find my website or its content useful? Please, Tell Your Family and Friends! Thank You.