Computer SAS

Tel: 07949 682122 | Ogeysiis | Questionnaire | Home | Skills & Experience | About Us | Contact Us

"In business to solve your problems. Not just to make profits."


External Links by geographical Area:

LONDON

SLOUGH
Xarunta Bulshada iyo Ganacsiga Beesha,
Computer SAS.
Building, Upgrading and Repairing PC Systems.
La Xidhiidh Mr JAMA, Tel: 07949 682122.

CabdiXakiin, Unit 3, Village Shopping Centre, Buckingham Gardens, Slough SL1 1HU.
Dukaan u gaar ah Dharka Dumarka, Cadarada, Subagyada iyo Saliidaha Madaxa/Jidhka IWM iyo waxyaalo kale oo fara badan.
Qoraal Khaldan? Halkan u soo dir alaabta IWM ee dukaankani iibiyo oo saxan (Fadlan, Qoraal guud oo gaaban keliya!)

?, Unit 3, Village Shopping Centre, Buckingham Gardens, Slough SL1 1HU.
Dukaan cunto (Cash & Carry) oo iibiya Alaabta Haweenka iyo Guriga sida: Cuntooyin kala duwan (kuwo bulshada u gooni ah iyo qaar guudba), Dhar, Weel/Wiciyad/Maacuun IWM iyo Qalabyo kaleba.
Qoraal Khaldan? Fadlan, Halkan u soo dir alaabta IWM ee dukaankani iibiyo oo saxan (Fadlan, Qoraal guud oo gaaban keliya!)

BURCO
Guri Cusub oo Qurux Badan: Waa guri heer sare ah oo kiro ah, kuna yaal xaafad fiican oo Burco dhexdeeda ah. Suuqyada IWM u dhow. Waxaa loogu talo galay dadkeenna debedaha ku nool ee Dalkeenna Hooyo muddo soo joogaya (sida fasaxyada IWM) ama dalxiis u tegaaya, gaar ahaan, xaasaska!
Waa aqal weyn (Fillo) oo leh gaydhkii baabuurka, meel carruurtu ku ciyaarto/lagu laydhsado, biyo goor walba socda, ileys iyo waxyaalo kale oo fara badan.
Kor iyo hoos, si buuxda ayaa loo habeeyey oo loo diyaariyey loona goglay. Qiimaha kiraduna aad iyo aad ayuu macquul u yahay oo qofkasta u raalli gelin doona. Hudheel aad iyo aad ayuu uga wacan yahay ugana jaban yahay!
Shaqaale aad u wanaagsan oo gacmo furan kugu soo dhoweynaya ayaa ku sii diyaar ah, ee ha moogaan.
Faah-faahin dheeraad ah? Fadlan, soo xidhiidh!
Burco - Maryan 00252 2711899.
UK- Farriintaada halkan Maryan ugu dhaaf/ugu soo dir, e-mail: jamsah@supanet.com.

On The Internet
Heeso | UK Small Business Directory | UK BusinessDirectory | Web Design Group


"Ganacsigaygu Waa Gar-gaarka Beesha. Alaab Uun In Aan Idinka Iibsho Arrinkaygu Ma Aha! Adeegyo Badan Ayaan Ku Ballan Qaadayaa."

Find my website or its content useful? Please, Tell Your Family and Friends! Thank You.


e-mail: jamsah@supanet.com | Ogeysiis | About Us | Home | Questionnaire | Charges/Rates | Tel: 07949 682122


© 2005-2008 Computer SAS | Problem with this page? Please, let me know | Website maintained by: Mr JAMA